Latest News

May 21, 2013 - EU hands-over Sheikh Technical Veterinary School to IGAD Today, the European Union has launc ... +++ May 21, 2013 - MPs back down from a motion against the government following a public outcry Some Members of the Somali Parliame ... +++ May 21, 2013 - Bannaanbax lagu Taageerayo Xukuumadda Federaalka Somalia oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO) Bannaanbax lagu taageerayay xukuuma ... +++ May 21, 2013 - Midowga Yurub oo Somaliland ku Casuumay Shir ay Qabanayaan iyo kulan ay yeesheen safiirka EU-da iyo Siilaanyo (SAWIRRO) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axme ... +++ May 21, 2013 - Afhayeenka AMISOM oo ka Warbixiyay Howlgallo Dad badan lagu soo qab-qabtay oo ka socda Muqdisho (SAWIRRO) Afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa ka ... +++ May 13, 2013 - Gabar jacayl u sheegatay Wiil kadibna dharbaaxo kala daashay +++ May 13, 2013 - Gabay Gaaban!! +++ May 13, 2013 - Shir looga Hadlayay Ammaanka ee Gobolka Bay oo lagu Qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolkas Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobol ... +++ May 13, 2013 - Rapes on rise in Somaliland, say medical officials An upsurge of gang rapes has hit th ... +++ May 13, 2013 - David Luiz : Waan jeclahay in aan ka garab ciyaaro Wayne Rooney Daafaca kooxda Chelsea David Luiz a ... +++
Home » Archives by category » Wareysi
Dowlada Puntland oo loogu baaqay inay furto idaacada Horseed FM

Dowlada Puntland oo loogu baaqay inay furto idaacada Horseed FM

Hay’ada Caalamiga ah ee International Press Institute oo fadhigeedu yahay Midowga Yurub iyo Hay’ada difaacda Saxaafada ee CPJ oo fadhigeey yahay magaalada New York ee Maraykanka ayaa kamid ah hay’adaha warsaxaafadeedka kasoo saaray falka lala beegsaday Raadiyaha Horseed Media iyo waliba xanibaada ay Dowlada Puntland la beegsaneyso saxaafada madaxa banaan. Sidoo kale hay’adaha saxaafada Soomaaliyeed ee NUSOJ iyo maamulka [...]

Khaatumo State: Magacaabista Xaglo Toosiye Waxaba Sooma Kordhineyso

Mamulka Khaatumo Stete ayaan wax weyn kasoo qaadin ku biiritaankii gudoomiyihii hore ee Jabahadda SSC Saleebaan Xaglo Toose uu ku biiray maamulka Somaliland, kadib markii habeen madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo u magacaabay wasiirka dib u dejinta. Wasiir ku xigeenka arrimaha gudahamaamulka Khaatumo State C/casiis Sheekh Max’ud oo wareysi siiyey idaacadda KNN ayaa sheegay in [...]

Continue reading …
Cristiano Ronaldo Oo Aaminsan Inay Ka Guuleysan Karaan Barcelona Toddobaadka Soo Socda.

Weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa daafacay bilowgii hooseeyey ee ay kooxdiisu ku ciyaartay kulankii Deportivo xalay waxana uu ku adkeystey in kooxdiisu ay diyaar u tahay in ay Barcelona garoonkeeda kaga guuleystaan. Los Blancos ayaa toddobaadka soo socda garoonka Camp Nou waxa ay kula ciyaari doontaa Barcelona mid kamid ah kulamada loogu magac daray [...]

Continue reading …
Guddoomiyaha Xiriirka Suxufiyiinta Afrika oo BBC-da uga warramay shir uu la yeeshay Madaxweynaha Ghana

Guddoomiyaha xiriirka guud ee urrrada Suxufiyiinta Afrika, Cumar Faaruuq Cusmaan, oo haatan jooga dalka Ghana ayaa sheegay inay Madaxweynaha dalkaas, John Mahama, ay kala hadleen sidii madaxda ururka Midowga Afrika ay u oggolaan lahaayeen xeer lagu ilaalinayo suxufiyiinta qaaradda Afrika. Qaaradda Afrika sanad walba ayaa dhibaatooyin kala duwan loogu geystaa suxufiyiinta, oo qaar la dilaa, [...]

Continue reading …
From one diaspora to another

The American ambassador to Denmark on her initiative to bring Somali Danes and Somali Americans together Following the recent trip of a delegation of Somali Danes to the US city of Minneapolis, The Copenhagen Post sat down with Laurie S Fulton, the American ambassador to Denmark, to talk about the innovative program she initiated involving the integration of [...]

Continue reading …
Shariif oo Markii Wakhtigiisu Dhamaaday Bilaabay Magcaabista Degmooyin Cusub

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa degmo cusub loogu magcabaay deegaanka Buula Jadiid oo katirsan gobolka Bakool. Digreetada ayaa waxa ay u qorneed sida tan. Markuu arkay: qodobka 39 aad farqada 2aad xarafka “A” iyo farqada 2 aad ee isla qodobkaan ee axdiga KMG ah. Markuu arkay: xeerka Lr 6 [...]

Continue reading …
Dhammaanshaha kala-guurka Soomaaliya, waxay fursad u tahay wada-hadallada iyo habsami-u-socodkooda’‏

                    Wasiirka warfaafinta iyo wacyigelinta Somaliland Md. Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa sheegay qodobadda Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya ka wada hadlayaan. Kuwaasi oo uu tilmaamay inaanay waxba yeelaynin madax-banaanida Somaliland. Wasiirku wuxuu sidaasi ku sheegay war-saxaafadeed maanta soo saaray oo u dhignaa sidan:- “Intii u dhexeysay [...]

Continue reading …
Dowladda KMG oo sheegtay inaysan aqoonsaneyn wax la yiraahdo maamul goboleed ka jirin gobolka Hiiraan

Dowladda KMG Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadashay maamul goboleedyada sii badanaya ee ka jira dalka Soomaaliya, waxayna sheegtay in maamul kasta oo ka yar labo gobol aysan u aqoonsaneyn maamul goboleed inay yihiin. Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/weli Maxamed Cali {Gaas} oo shalay booqasho ku tagay magaalada B/weyne ee xarunta gobolka Hiiraan [...]

Continue reading …

Continue reading …
War dag dag ah:Amiirka Al shabaab iyo Shiikh Xassan Daahir oo Khilaafkoodu Meel sare gaaray”Maxaa ka soo bixi doona wadahadalada ka socda SH/hoose”

Warar rasmi ah oo laga helayo hogaanka sare ee Al shabaab ayaa tilmaamaya in ay meel xun marayso xaalada Amiirka Al shabaab Shiikh Zubayr oo loo yaqaano Godane iyo Shiikh Xassan Daahir Aweys kadib markii uu Shiikh Xassan Daahir Aweys ka carooday Hub ay Ciidamada Al shabaab kala baxeen siinka dheer oo la tuhun sanaa [...]

Continue reading …
Page 1 of 212