Latest News

May 21, 2013 - EU hands-over Sheikh Technical Veterinary School to IGAD Today, the European Union has launc ... +++ May 21, 2013 - MPs back down from a motion against the government following a public outcry Some Members of the Somali Parliame ... +++ May 21, 2013 - Bannaanbax lagu Taageerayo Xukuumadda Federaalka Somalia oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO) Bannaanbax lagu taageerayay xukuuma ... +++ May 21, 2013 - Midowga Yurub oo Somaliland ku Casuumay Shir ay Qabanayaan iyo kulan ay yeesheen safiirka EU-da iyo Siilaanyo (SAWIRRO) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axme ... +++ May 21, 2013 - Afhayeenka AMISOM oo ka Warbixiyay Howlgallo Dad badan lagu soo qab-qabtay oo ka socda Muqdisho (SAWIRRO) Afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa ka ... +++ May 13, 2013 - Gabar jacayl u sheegatay Wiil kadibna dharbaaxo kala daashay +++ May 13, 2013 - Gabay Gaaban!! +++ May 13, 2013 - Shir looga Hadlayay Ammaanka ee Gobolka Bay oo lagu Qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolkas Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobol ... +++ May 13, 2013 - Rapes on rise in Somaliland, say medical officials An upsurge of gang rapes has hit th ... +++ May 13, 2013 - David Luiz : Waan jeclahay in aan ka garab ciyaaro Wayne Rooney Daafaca kooxda Chelsea David Luiz a ... +++

Dadka cayrta qaata oo fursad weyn la siin doono

Filed under: SWEDEN,World News |

Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay qorshe dadka cayrta qaata lagu dhiiri galinayo in ay shaqeeyaan. Qorshahaan ayaa ah in dadka cayrta qaata ee soo hela shaqo ku meel gaar ah la isugu daro mushaarka shaqada iyo 75% lacagtii ay cayrta ka qaadan jireen.

Qorshahaan ay dowladu soo bandhigtay oo la filayo in ay ku baxdo 200 milyan oo karoon ayaa ugu badnaan qofkii waxaa loo ogolyahay labo sano. Dadka sharcigaan cusub uu quseeyo ayaa ah dadka qaata cayrta ee ugu yaraan ku jiray 6 bilood.

Dowlada ayaa dhaqan galinta sharcigaan waxay ku soo dari doontaa miisaaniyada dowlada ee sanadka 2013 oo la soo bandhigi doono bisha soo socota. Kamuunada ayaa la ogeysiin doonaa qaabka ay u dhaqan galin karaan arintaan.

Qorshahaan ayaa u muuqda mid waxtar leh, iyadoo fursad siin doonta dadka cayrta ku dhibaateysan ee shaqo raadiska ah. Xitaa haddii aad soo hesho shaqo dhowr saac ah maalintii ayaa dowladu waxay kugu taageeri doontaa lacagtii cayrta ee aad qaadan jirtay iyadoo aysan la socon shuruudaha hada jira.

You must be logged in to post a comment Login