Latest News
Daafaca kooxda Chelsea David Luiz ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu ka gartab ciyaarto weeraryahanka kooxda Manchester United ,Wayne Rooney. Chelsea ayaa dooneysa Rooney in ay ku soo biiriso galbedka London xagagan Tababare Sir Alex Ferguson ayaa xalay sheegay in Rooney uu ka dalbaday in la iibiyo ,laakiin aaney kooxda dooneyn in ay [...]
Kooxda PSV Eindhoven ee wadanka Netherlands ayaa shaacisay in Philip Cocu uu noqon doono macalinka cusub ee kooxdaas. Xidigii hore ee xulka Holland, Philip Cocu ,ayaa qalinka ku duugay heshiis 4 sano ah . Cocu oo 42 jir ah ayaa shaqada ka badali doona Dick Advocaat ,kaas oo diiday in uu heshiis cusub usaxiixi kooxda. [...]
Continue reading …
Aduunka todbaad walba waxaa ka dhaca ciyaaro kala duwan ,waxaana la qiimeeya laacibka tobaadka ee aduunka . Xidiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Frank Lampard loo magacabay laacibkii asbuucan ugu fiicnaa aduunka ” World Player of the Week” Super Frank ayaa Chelsea ka caawiyay in ay ka badiyaan kooxda Aston Villa ,todobaadkan. Labo gool oo [...]
Continue reading …
Macalinka waqtigiisa sii dhamaanayo ee hoggaamiya Kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa waxa uu dalab fiican ka helay Kooxda As Monaco ee ka ciyaarta horyaalka waddanka Faransiiska. Kooxda Manchester City ayaa dhawaan sheegtay in ku badali doonaan Booska uu baneeyo macalin Mancini Tababaraha kooxda Malaga Manuel Pellegrini, iyadooda ay durbadiiba ka war heshay kooxda As [...]
Continue reading …
Macalinka dhawaan la filayo inuu ka soo muuqdo masraxa kooxda Ugu guulaha badan ee Manchester United David Moyes ayaa waxa uu sheegay shaqada ugu horeysa ee uu qabanayo inay tahay inuu wada hadal la furo ciyaaryahanka careysan ee kooxda Manchester United Weyne Rooney David Moyes ayaa tibaaxay in maalinta isniinta ah uu kulan saacdo soconaya [...]
Continue reading …
Xidiga kooxda Atetico Madrid iyo waddanka Turky Arda Turan ayaa wacad ku maray hadii koxdiisa ay ku guuleystaan koobka lagu magacaabo Copa del Rey Finalkiisa ay la ciyaari doonaan kooxda Real Madrid uu Tinta iska xiiri doono. Labada kooxood oo ka wada dhisan caasimadda waddanka Spain ee Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa waxa ay [...]
Continue reading …
Kooxda Tottenham ayaa ka soo muuqatay kaalinta 4 aad ee Premier League kadib markii ay galabta ka adkaaday kooxda Stoke . Tottenham ayaa 2-1 uga aadkaaday kooxda Stoke. Spurs ayaa laga naxsaday bilawgii ciyaarta ,markii uu daqiiqadii sadexaad gool ugu shubay Nzonzi. Laakiin wiilasha AVB ayaan is dhigan waxaana ay la yimaadeen kubbada umuuqatay in [...]
Continue reading …
Ciyaarta ayaa bilaabatay iyadoo tababare Sir Alex Ferguson uu kulankiisii ugu dambeeyay ku ciyaarayo OLD Traford . Madaxda United sida David Gill iyo Sir Bobby Charlaton ayaa fadhiyay qeybta marti sharafka ee masraxa riyada . Xidigaha United ayaa sugayay in ay gudoomaan koobka Premier league oo ay ku guuleysteen markoodii 20 ,taariiqda kooxda . Tababare [...]
Continue reading …
Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa doonaya inuu la soo wareego gooldhaliyaha kooxda Schalke Klaas-Jan Huntelaar bisha soo socota, waxaana lagu heli karaa lacag jaban oo 6 milyan ginni ah, sida ay daabacday Daily Mail. Xiddiga reer Holland ayaa waxaa si joogta ah u daawanayay saraakiil suuqa kala iibsiga u qaabilsan Arsenal isbuucyadii ugu horeysay xilli [...]
Continue reading …
The 43-year-old must sit out the clash with Arsenal and pay an £8,000 fine following comments made in the aftermath of his side’s 5-0 loss to Manchester City on Saturday Aston Villa boss Paul Lambert had been handed a one-match touchline ban and fined £8,000 following comments he made after his side’s defeat to Manchester [...]
Continue reading …