Latest News

May 21, 2013 - EU hands-over Sheikh Technical Veterinary School to IGAD Today, the European Union has launc ... +++ May 21, 2013 - MPs back down from a motion against the government following a public outcry Some Members of the Somali Parliame ... +++ May 21, 2013 - Bannaanbax lagu Taageerayo Xukuumadda Federaalka Somalia oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO) Bannaanbax lagu taageerayay xukuuma ... +++ May 21, 2013 - Midowga Yurub oo Somaliland ku Casuumay Shir ay Qabanayaan iyo kulan ay yeesheen safiirka EU-da iyo Siilaanyo (SAWIRRO) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axme ... +++ May 21, 2013 - Afhayeenka AMISOM oo ka Warbixiyay Howlgallo Dad badan lagu soo qab-qabtay oo ka socda Muqdisho (SAWIRRO) Afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa ka ... +++ May 13, 2013 - Gabar jacayl u sheegatay Wiil kadibna dharbaaxo kala daashay +++ May 13, 2013 - Gabay Gaaban!! +++ May 13, 2013 - Shir looga Hadlayay Ammaanka ee Gobolka Bay oo lagu Qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolkas Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobol ... +++ May 13, 2013 - Rapes on rise in Somaliland, say medical officials An upsurge of gang rapes has hit th ... +++ May 13, 2013 - David Luiz : Waan jeclahay in aan ka garab ciyaaro Wayne Rooney Daafaca kooxda Chelsea David Luiz a ... +++
Home » Posts tagged with » gabay

Gabay Gaaban!!

No Comment

Continue reading …

Continue reading …

Continue reading …

Ruwaayad Qosol

No Comment

Continue reading …

Magaalo Joog Xumo

No Comment

Continue reading …

Continue reading …

Continue reading …

Saddex buu ka yahay qaadaddii aradka Soomaale Surwaalkii ma dhigin iyo dharkii sawjarnimadiiye Sar intuu abuurtay uma bixin soohdin laydh badane Socdaal uguma kicin Yurub intuu saydhey maal badane Suhuun kuma leh baanka iyo shirkado soorta iibsade e Sokeeyaan lahaa iyo ma odhan seeddiyay xiga e Saqda dhexe intuu liida tegey looma sacabbeyne Sidii uu [...]

Continue reading …

Buraamburkan waxay tirisey gabadh la yidhaahdo Xaliimo Khayre oo ku dhalatay Eyl 1939kii. Waxaanay tirisay markii Tawradda barakaysani dhalatay, ay aragtayna sida fiican ee ay bulshada Soomaaliyeed ugu baaqayaan horumar iyo barwaaqo, caddaalad iyo sinnaan. Waxaanay tiri:   Golaha Sare Tawradda iyo Geeshka Maxamed wado, Gumeysi ma qaataan ee guushay hoggaamiyaan Garsoor wadayaasha, Rabbiyow gargaarayeel, [...]

Continue reading …
Page 1 of 3123