Latest News

June 4, 2013 - Ergayga cusub ee Qaramada Midoobay u soo magacowday Soomaaliya oo Muqdisho yimid si uu xilka ula wareego Ergayga cusub ee Qaramadda Midoobay ... +++ June 4, 2013 - Oscar Pistorius returns to court Pretoria – Paralympic athlete ... +++ May 21, 2013 - EU hands-over Sheikh Technical Veterinary School to IGAD Today, the European Union has launc ... +++ May 21, 2013 - MPs back down from a motion against the government following a public outcry Some Members of the Somali Parliame ... +++ May 21, 2013 - Bannaanbax lagu Taageerayo Xukuumadda Federaalka Somalia oo Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho (SAWIRRO) Bannaanbax lagu taageerayay xukuuma ... +++ May 21, 2013 - Midowga Yurub oo Somaliland ku Casuumay Shir ay Qabanayaan iyo kulan ay yeesheen safiirka EU-da iyo Siilaanyo (SAWIRRO) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axme ... +++ May 21, 2013 - Afhayeenka AMISOM oo ka Warbixiyay Howlgallo Dad badan lagu soo qab-qabtay oo ka socda Muqdisho (SAWIRRO) Afhayeenka ciidamada AMISOM ayaa ka ... +++ May 13, 2013 - Gabar jacayl u sheegatay Wiil kadibna dharbaaxo kala daashay +++ May 13, 2013 - Gabay Gaaban!! +++ May 13, 2013 - Shir looga Hadlayay Ammaanka ee Gobolka Bay oo lagu Qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolkas Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobol ... +++
Home » Posts tagged with » sports
David Luiz : Waan jeclahay in aan ka garab ciyaaro Wayne Rooney

David Luiz : Waan jeclahay in aan ka garab ciyaaro Wayne Rooney

Daafaca kooxda Chelsea David Luiz ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu ka gartab ciyaarto weeraryahanka kooxda Manchester United ,Wayne Rooney. Chelsea ayaa dooneysa Rooney in ay ku soo biiriso galbedka London xagagan Tababare Sir Alex Ferguson ayaa xalay sheegay in Rooney uu ka dalbaday in la iibiyo ,laakiin aaney kooxda dooneyn in ay [...]

Philip Cocu oo loo magacabay macalinka kooxda PSV Eindhoven

Kooxda PSV Eindhoven ee wadanka Netherlands ayaa shaacisay in Philip Cocu uu noqon doono macalinka cusub ee kooxdaas. Xidigii hore ee xulka Holland, Philip Cocu ,ayaa qalinka ku duugay heshiis 4 sano ah . Cocu oo 42 jir ah ayaa shaqada ka badali doona Dick Advocaat ,kaas oo diiday in uu heshiis cusub usaxiixi kooxda. [...]

Continue reading …
Waa kuma xidigii Todobaadkan ugu fiicnaa aduunka?

Aduunka todbaad walba waxaa ka dhaca ciyaaro kala duwan ,waxaana la qiimeeya laacibka tobaadka ee aduunka . Xidiga khadka dhexe ee kooxda Chelsea Frank Lampard loo magacabay laacibkii asbuucan ugu fiicnaa aduunka ” World Player of the Week” Super Frank ayaa Chelsea ka caawiyay in ay ka badiyaan kooxda Aston Villa ,todobaadkan. Labo gool oo [...]

Continue reading …
Macalin Mancini Kooxdee Ayuu dalab Ka helay Maadaama Uu Man City Uu Ka Tagayo?

Macalinka waqtigiisa sii dhamaanayo ee hoggaamiya Kooxda Manchester City Roberto Mancini ayaa waxa uu dalab fiican ka helay Kooxda As Monaco ee ka ciyaarta horyaalka waddanka Faransiiska. Kooxda Manchester City ayaa dhawaan sheegtay in ku badali doonaan Booska uu baneeyo macalin Mancini Tababaraha kooxda Malaga Manuel Pellegrini, iyadooda ay durbadiiba ka war heshay kooxda As [...]

Continue reading …
Maxay Tahay Shaqada Ugu Horeysa Ee Uu Qaban Doono Macalinka Cusub ee Man United David Moyes?

Macalinka dhawaan la filayo inuu ka soo muuqdo masraxa kooxda Ugu guulaha badan ee Manchester United David Moyes ayaa waxa uu sheegay shaqada ugu horeysa ee uu qabanayo inay tahay inuu wada hadal la furo ciyaaryahanka careysan ee kooxda Manchester United Weyne Rooney David Moyes ayaa tibaaxay in maalinta isniinta ah uu kulan saacdo soconaya [...]

Continue reading …
Ciyaaryahan Arda Turan Muxuu Wacad ku Maray?

Xidiga kooxda Atetico Madrid iyo waddanka Turky Arda Turan ayaa wacad ku maray hadii koxdiisa ay ku guuleystaan koobka lagu magacaabo Copa del Rey Finalkiisa ay la ciyaari doonaan kooxda Real Madrid uu Tinta iska xiiri doono. Labada kooxood oo ka wada dhisan caasimadda waddanka Spain ee Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa waxa ay [...]

Continue reading …
Tottenham oo soo gashay kaalinta 4 aad ee Premier League

Kooxda Tottenham ayaa ka soo muuqatay kaalinta 4 aad ee Premier League kadib markii ay galabta ka adkaaday kooxda Stoke . Tottenham ayaa 2-1 uga aadkaaday kooxda Stoke. Spurs ayaa laga naxsaday bilawgii ciyaarta ,markii uu daqiiqadii sadexaad gool ugu shubay Nzonzi. Laakiin wiilasha AVB ayaan is dhigan waxaana ay la yimaadeen kubbada umuuqatay in [...]

Continue reading …
Ferguson oo guul gaaray kulankii ugu dambeeyay ee OLD Traford ,xili United ay qaarijisay Swansea

Ciyaarta ayaa bilaabatay iyadoo tababare Sir Alex Ferguson uu kulankiisii ugu dambeeyay ku ciyaarayo OLD Traford . Madaxda United sida David Gill iyo Sir Bobby Charlaton ayaa fadhiyay qeybta marti sharafka ee masraxa riyada . Xidigaha United ayaa sugayay in ay gudoomaan koobka Premier league oo ay ku guuleysteen markoodii 20 ,taariiqda kooxda . Tababare [...]

Continue reading …
DAAWO SAWIRADA :Man United oo lagu doonsiyay koobkii Premier League

Kooxda Manchester United aya lagu doonsiyay koobka Premier League ,iyadoo xidigaheedii hore ee Bryan Robson iyo Steve Bruce lagu sharfay in ay kooxdooda koobka gudonsiyaan. NALA DAAWO SAWIRADA    

Continue reading …
Arsene Wenger Oo Go’aansaday Inuu La Soo Wareego Huntelaar Iyo Xiddigo Kale Oo Liiska Ugu Jira.

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa doonaya inuu la soo wareego gooldhaliyaha kooxda Schalke Klaas-Jan Huntelaar bisha soo socota, waxaana lagu heli karaa lacag jaban oo 6 milyan ginni ah, sida ay daabacday Daily Mail. Xiddiga reer Holland ayaa waxaa si joogta ah u daawanayay saraakiil suuqa kala iibsiga u qaabilsan Arsenal isbuucyadii ugu horeysay xilli [...]

Continue reading …
Page 1 of 8123Next ›Last »