Latest News
Ethiopia has pardoned two Swedish journalists jailed last year for supporting terrorism, a minister has said, adding they would be freed soon. Martin Schibbye and Johan Persson are serving an 11-year jail term after they were captured in July 2011 with rebels in eastern Ethiopia. Prime Minister Meles Zenawi pardoned the journalists before his death [...]
According to new report from community organisations in värmland county,85% of new asylum seekers are from Djibouti and Somaliland A local Somali source who refused to be named citing security concerns said that, a new wave of Djibouti started to flock to Sweden starting from 2007, this year its estimated that more than 7000 Djiboutians sought asylum in Sweden by falsely claiming that they’re from southern parts of Somalia, [...]
Continue reading …
Iyadoo aysan marnaba qarsoonayn in magangalyo doonka ka yimaada Jabuuti ay isku dhiibaan Soomaali ka soo jeeda koonfurta Soomaaliya ayaa hada warar ay qorayaan saxaafada qaarkood ay sheegayaan in ay hada ooda soo goosteen tirada Jabuutiyaanka Soomaalida isku dhiiba. Warbixin uu qoray bogg lagu magacaabo Mareega ayaa lagu soo bandhigay in tirada Jabuutiyaanka ay hada [...]
Continue reading …
Booliska xuduudaha Sweden (Gränspolisen) ayaa beryahaan dambe ugaarsi ku haaya Soomaalida ka timid wadamada kale ee Yurub kuwaasoo iska dhiibay Sweden. Booliska iyo Laanta Socdaalka ayaa bilaaby qaab cusub oo ay ku ugaarsanayaan Soomaalida wadanka sharciga looga diiday. Isbuucyadii u dambeeyay ayay dhacday in Laanta Socdaalka ay u yeedhay dhowr qof oo Soomaali ah, kuwaasoo [...]
Continue reading …
Lacagta TVga ee ay qaado Radiotjänst ayaa laga yaabaa in canshuur laga dhigo sida ay ku taliyeen gudi ay u saartay dowlada. Gudigaan oo hawshooda ahayd in ay soo bandhigaan qaabka wax looga badali karo lacagta TVga oo aysan dad badan bixin ayay mudo baaritaan ku hayeen iyagoo ugu dambeyntii soo bandhigay in laga dhigo [...]
Continue reading …
Gudoomiyaha xisbiga cunsuriyada ku dhisan ee Sverige Demokraterna (SD) Jimmie Åkesson ayaa booqasho ku tagay tuulada Forserum ee Soomaalida lagu dhibaateeyay. Åkesson ayaa booqashiisa ku sheegay mid uu wax kaga ogaanayo xaalada dhabta ah ee ka jidha tuulada, isagoo sheegay in warbaahintu sawir qaldan ay ka bixisay xaalada ka jidha goobtaas. Gudoomiyaha degmada Nässjo Anders [...]
Continue reading …
Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka dhacaya doorashada taariikhiga ah ee lagu dooranayo madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya. Guud ahaan soomaalida ku nool daafaha caalamka ayaa isha ku haya doorashada iyo cida ku soo bixi doonta madaxweynaha Soomaaliya. Bilihii u dambeeyay ayaa xaalada Soomaaliya waxay ahayd mid soo hagaagaysa iyadoo Soomaali badan oo ay ku jiraan kuwa ku [...]
Continue reading …
Kamuunka Fagersta ee gobolka Västmanland oo ay ku noolyihiin Soomaali garaaysa 300 qof.,ayaa bilihii la soo dhaafay waxay doonayeen in Soomaalida laga caawiyo sidii ay u fahmi lahaayeen sida ganacsi looga sameeyo Sweden. Kamuunka ayaa waxa uu hawsha u dhiibay 7 arday oo waxbarasho sare ka dhigata jaamacadaha ugu waaweyn Sweden sida Umeå Universitiet iyo [...]
Continue reading …
Wasiirka isdhexgalka Sweden Erik Ullenhag ayaa soo bandhigay dhowr arimood oo dowladu xooga saarayso si shaqo loogu helo dadka cusub. Wasiirka ayaa arinta ugu muhiimsan ee uu soo bandhigay waxaa ugu weyn in dadka cusub ay waajib ku noqon doonto in ay u guuraan magaaladii shaqo looga soo helo, oo aysan diidi karin. Arimaha kale ee [...]
Continue reading …
Dadka ku jira xafiiska shaqada ee uu ka dhamaanayo waqtiga labada sano ah, ayaa laga leexin doonaa in ay galaan cayrta iyagoo lagu dari doono barnaamij lagu magacaabo (jobb- och utvecklingsgarantin) oo horay u jiray. Wasiirka isdhexgalka Erik Ullenhag ayaa mowduuc uu ku qoray bogga dowlada waxa uu ku sheegay in ay samayn doonaan isbedel [...]
Continue reading …